Doon ay la socdeen Masuuliyiin iyo dad kale oo saakay ku rogmatay magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay ay rogmatay doon ay la socdeen masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Hiiraan iyo dad kale oo la socday. Sida aan wararka ku helnay Doonta oo ku dhax socotay Wabiga iyo goobaha ay biyaha ku fataheen eeĀ  Baladweyne ayna la socdeen masuuliyiin ay kamid … Continue reading Doon ay la socdeen Masuuliyiin iyo dad kale oo saakay ku rogmatay magaalada Baladweyne